Wayne Rooney oo sheegay in Harry Kane uu jabin karo Record Dalkiisana sare u qaadi karo…

Published on November 16, 2018 by   ·   No Comments

Laacibkii hore ee UK Rooney Wayne ayaa wuxuu sheegay in Harry Kane uu noqon karo laacib jabin kara record kiisa isla markaasna dalkaasi Ingiriiska u noqon karo goal dhaliye halis ah.

Wyne Rooney oo jira 33 sano ayaa wuxuu hadalkani kasoo yeedhay kadib markii uu kulankii 120 naad kasoo muuqday garoonka Wembley ee dalka Maraykanka kulan ciyaareed  saaxiibtinimo oo ku dhamaaday 3-0.

Laacibkan oo horay ugu ciyaari jiray naadiyada dalkiisa ee kala ah Everton iyo Manchester United Rooney ayaa wuxuu ciyaaraha ka fadhiistay sandkii 2017 ka.

Midowga ciyaaraha kubada cagta ayaa waxay casuumidiisa khamiistii u arkaan mid u Rooney fursad iyo record jabin.

Rooney oo hadal u jeediyay laacibka Harry Kane ayaa waxaa hadalkiisa kamid ahaa, “Waxaan waydiistay Harry Kane in uu iga qayb galiyo abaalgudka waayo waxaan rumaysanahay in uu jabin doono Recard kayga”.

Mar uu sidoo kale ka hadlayay ciyaartan sagootis ka ah ayuu wuxuu sheegay in ay tani u tahay fursad xiiso badan isaga iyo qoyskiisaba in uu mar kale kasoo hor muuqdo taageeryeaashiisa.

Readers Comments (0)



ads




Wararka

Dalka Muritania ayaa u soo baxay final ka ciyaaraha Koobka qaarada Africa markii u horaysay…

November 19, 2018
Dalka Muritania ayaa markii ugu horaysay taariikhda wuxuu u soo baxay final ka is-reeb reebka ciyaaraha koobka qaarada ...

Wayne Rooney oo sheegay in Harry Kane uu jabin karo Record Dalkiisana sare u qaadi karo…

November 16, 2018
Laacibkii hore ee UK Rooney Wayne ayaa wuxuu sheegay in Harry Kane uu noqon karo laacib jabin kara record ...