Dalka Muritania ayaa u soo baxay final ka ciyaaraha Koobka qaarada Africa markii u horaysay…

Published on November 19, 2018 by   ·   No Comments

Dalka Muritania ayaa markii ugu horaysay taariikhda wuxuu u soo baxay final ka is-reeb reebka ciyaaraha koobka qaarada Africa kadib markii ay ka reeyeen kooxda xulka dalka Botswana ciyaartii ku dhex martay Nouakchott. Dhanka kale waxaa soo baxay ciyaartooyga dalalka Guinea iyo Ivory Coast ayaa labaduba waxay u soo bexeen ciyaaraha xulka qaranka ee sanadki xiga.

 

Shaxda ciyaaraha axada

Group A: Madagascar 1-3 Sudan

Group F: Ethiopia 0-2 Ghana

Group H: Rwanda 2-2 Central African Republic

Group J: eSwatini 1-2 Niger

Group K: Mozambique 1-0 Zambia

Group L: Lesotho 1-0 Tanzania

Group G: Congo 1-1 DR Congo

Group I: Angola 2-1 Burkina Faso

Group D: Togo 1-4 Algeria

Group G: Liberia 1-0 Zimbabwe

Group H: Guinea 1-1 Ivory Coast

Group I: Mauritania 2-1 Botswana

Readers Comments (0)



ads




Wararka

Dalka Muritania ayaa u soo baxay final ka ciyaaraha Koobka qaarada Africa markii u horaysay…

November 19, 2018
Dalka Muritania ayaa markii ugu horaysay taariikhda wuxuu u soo baxay final ka is-reeb reebka ciyaaraha koobka qaarada ...

Wayne Rooney oo sheegay in Harry Kane uu jabin karo Record Dalkiisana sare u qaadi karo…

November 16, 2018
Laacibkii hore ee UK Rooney Wayne ayaa wuxuu sheegay in Harry Kane uu noqon karo laacib jabin kara record ...