Borussia Dortmund ayaa heshiis dhameystiran la gaartay Sunderland si ay u helaan saxiixa Jobe Bellingham, walaalka Jude Bellingham. Qiimaha heshiiska ayaa gaaraya €33 milyan oo lagu daray €5 milyan gunnooyin, taasoo ka dhigeysa iibkii ugu qaalisanaa ee Sunderland taariikhdeeda.
Jobe wuxuu noqonayaa xiddiga labaad ee ugu qaalisan Dortmund.
wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco halkaan.
